Mail To

info@mwhrd.sw.so

Call Us

+252 61 000000

WHHXA, UNSOM & UNICEF oo ka shiray shaqooyinka hor-tebbinta u leh

MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye, oo xarunta Wasaaradda kulan kula qaadatay masuuliyiin ka socday UNSOM iyo UNICEF, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar-gelin lahaa howlaha shaqo ee dhinacyada shiray.

Sidoo kale waxaa diiradda la saaray in kaalin muuqato laga qaato ilaalinta Xuquuqda Haweenka, Carruurta, Naafadda iyo guud ahaan Xuquuqda Aadanaha.

UNSOM iyo UNICEF ayaa ka mid ah Hay’addaha wada-shaqeynta dhow la leh Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *