Mail To

info@mwhrd.sw.so

Call Us

+252 61 000000

Wasiir Mudan Khadiija Maxamed Diiriye oo kulan muhiim ah la qaadatay Safiirka cusub UK Amb. Mike Nithavrianakis

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Mudan Khadija Mohamed Diriye ayaa maanta kulan kala war-qaadasho ah oo la xiriirta howlaha safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha la qaadatay Safiirka cusub Amb. Mike Nithavrianakis ee dhawaan Dowladda Ingiriiska u soo magacaawday Soomaaliya.

 

 

 

 

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
WhatsApp
Email