Wasiir Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha JFS ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Aamiina Hassan Ali iyo wafdi ay hogaamineyso oo safar shaqo ah ku joogta Dalka Ruwanda kagana qeyb galaya barnaamijka nabadda, Amniga iyo haweenka (Women,peace and security) ayaa booqasho waxa ay ku tageen Malintii Kowaad goobihii xasuuqa loogu geystay Haween & Caruur Badan. Leave a Comment / Media, Press Releases / By admin