Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxa ay haweenka Soomaaliyeed usoo bandhigeysaa fursaddaan oo ay kaga mid noqon karaan African Women Leaders Network (AWLN), qeybta Soomaaliya, uguna istaagi karaan in ay hoggaan u noqdaan.
Fadlan ka faa’ideyso adigoo codsigaaga kusoo diraya gender@mwhrd.gov.so ama info@mwhrd.gov.so, wuxuuna codsiga ku egyahay 30-Agoosto-2023.
