Mail To

info@mwhrd.sw.so

Call Us

+252 61 000000

Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo kulan shaqo la yeelatay Save The Children

MUQDISHO, 22-January-2023, Aamina Xasan Cali Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo maanta xafiiskeeda ku qaabishay masuuliyiin ka socotay Hay’adda Save The Children oo ah Hay’ad ka shaqeyso badbaadada carruurta.

Muddada uu kulanka socday ayaa waxaa diirada lagu saaray daryeelka iyo dhowrida xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed iyadoo la isku raacay in laga sameeyo iskaashi mid ah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *