
WHHXA, UNSOM & UNICEF oo ka shiray shaqooyinka hor-tebbinta u leh
MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye, oo xarunta Wasaaradda kulan kula qaadatay masuuliyiin ka socday UNSOM iyo UNICEF,








