
Agaasimaha guud ee wasaaradda oo furay aqoon is-weydaarsi ku saabsan xuquuqda Haweenka iyo Islaamka.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudane Isaaq Xaashi Jimcaale oo maanta furay aqoon is-weydaarsi ku saabsan xuquuqda Haweenka iyo Islaamka.







