Final Assessment Report for Women’s Participation
Final Assessment Report for Women’s Participation
Final Assessment Report for Women’s Participation
Beijing+30 National Review Report (31-8-24)

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxa ay haweenka Soomaaliyeed usoo bandhigeysaa fursaddaan oo ay kaga mid noqon karaan African Women Leaders Network (AWLN), qeybta

Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS mudane Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay Dood ku saabsan Haweenka iyo Islaamka. Dooddan oo socon doonto muddo labbo

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo aqoon-is-weydaarsi u qabatay qeybaha bulshadda. Aqoon-is-weydaarsigan oo ay furtay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Mudan Khadija Mohamed Diriye ayaa maanta kulan kala war-qaadasho ah oo la xiriirta howlaha safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya

Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur ayaa soo xirtay aqoon isweydaarsi ku aaddan fahamka qorshaha qaran ee Haweenka Nabadda iyo Amniga Soomaaliya ee hirgelinta

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS Mudan kaasoo looga hadlo arrimaha horumarinta haweenka, waxaana sanadkan halku dhig u ah horumarinta haweenka hal-abuurka leh

Haddii aad daneeneyso inaad xubin ka noqoto Guddiga Qaran ee Madaxa Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, fadlan soo buuxi shuruudaha ku qoran Docmenti-ga Hoose.