Ogeysiis Dadweyne
Baahinta Codsiyada:
Xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ)
Tixraac: TSP/NIHRC/PN/CFA/2025/001
Nooca: 1.0 – April 2025
Waqtiga kama dambaysta dirista codsiyada: 25 Maajo 2025, 11:59 fiidnimo (Waqtiga Muqdisho)
Cinwaanka Email-ka lagu soo gudbinayo: tsp.secretariat@mfhrd.gov.so
Kala dag Lifaaqa hoos:
FOOMKA CODSIGA XUBINNAMADA
GUDDIGA MADAXABANNAAN EE XUQUUQUL INSAANKA QARANKA
Lifaaqa 4 – Application Form_SOM