
Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur Oo Aqoon Isweydaarsi Usoo Xirtay Qaar Ka Mid ah Wasaaradaha, Ururrada Bulshada iyo Haweenka Gobolka
Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur ayaa soo xirtay aqoon isweydaarsi ku aaddan fahamka qorshaha qaran ee Haweenka Nabadda iyo Amniga Soomaaliya ee hirgelinta








