
Wasiirka WHHXA oo booqatay safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
TANZANIA: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS mudan Khadiija Maxamed Diiriye oo howlo shaqo dalka Tanzania ayaa booqtay xarunta safaaradda Soomaaliye ee dalka








