Author: admin

Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo kulan shaqo la yeelatay Save The Children
MUQDISHO, 22-January-2023, Aamina Xasan Cali Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo maanta xafiiskeeda ku qaabishay masuuliyiin ka socotay Hay’adda Save The Children

Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre oo kormeeray howlaha shaqo ee Wasaaradda
MUQDISHO, 21-January-2023, Hoggaamiyaha Xukuumadda DAN-QARAN Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta soo booqday xarunta ay ku shaqeyso Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS waxana

Sii-hayaha Wasaaradda Mudan Aamina Xasan Cali oo kulan la qaadatay xubno ka socday Safaaradda Norway
MUQDISHO, 21-January-2023, Mudan Aamina Xasan Cali ayaa maanta xafiiskeeda waxa ay ku qaabishay xubno ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya waxaana hoggaaminayay Xoghayaha 1-aad Safhana

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiir Khadiija oo gaaray dalka Jabuuti
MUQDISHO: Mudan Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS iyo wafdi ay hoggaamineyso oo gaaray dalka Jabuuti, waxaana xubnaha wafdigeeda ka

Wasaaraddaha Qorsheynta, Haweenka, Caafimaadka iyo Dhallinyarada oo la shiray UNFPA
MUQDISHO: Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha oo soo agaasintay kulan shaqo oo ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha Haweenka, Caafimaadka iyo Dhallinyarada heer Federal iyo Dowlad-Goballeed

Dood-Cilmiyeed looga hadlayay Islaamka iyo Xuquuqda Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay
MUQDISHO: Dooddan ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS ayaa looga hadlayay Islaamka iyo Xuquuqda Haweenka waxaana ka qeyb galay Culumaa’udiin, Haween

Taageerada Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS oo Muqdisho lagu qabtay
MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ka qeyb gashay Taageerada Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka WHHXA oo dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO: Magaalada Dares-Salaam ee dalka Tanzania waxaa lagu soo af-meeray shirweynihii 2-aad ee caalamiga ah ee Gudniinka Fircooniga, shirkan waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda

Wasiirka WHHXA oo booqatay safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
TANZANIA: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS mudan Khadiija Maxamed Diiriye oo howlo shaqo dalka Tanzania ayaa booqtay xarunta safaaradda Soomaaliye ee dalka